Banaan bax balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacay banaan bax balaaran oo roob doon iyo Alle bari ah oo  ay dhigayeen qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo . Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Kismaayo iyo goob weyn oo barxad ah si ay uga qeyb galaan … Continue reading Banaan bax balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo (Daawo Sawirada)